Hambliyo Ku Socota Barlaamanka JSL Sidii Fiicnayd Ee Ay Ku Ansixiyeen Xeerka Isgaadhsiinta JSL Iyo Gushii Somcable

 


Waxaan aad iyo aad ugu Hambilaynayaa Xukumada Jamhuhirada Soomaliland waxaan marl abaad Hamb aliyanayaa Baarlamanka Jamhuuriyada sidii fiicanayd ee ay ku ansixiyeen meel marinta Xeerka Isgaad hsiinta JSL.


Hadba hadii aan waxyar ka idhaahdo tariikhada iyo faaidooyinka waxqabad ee ku duugan Xeerkan  wa xa Ka mid Ah , Shirkada SOM-CABLE oo mashuurac Dalka ka waday mudooyinkii ugu danbeeyey ,oo ay gu ul uga soo hoyotey ,khilaafkiina meesha ka baxay , markii ay u codeeyeen 34 mudan in la meel mariyo xe erkaas

Sharikadanu waa Sharikad Wadani ah,waxa iska leh Mr, Maxamed Aw Siciid Geedi ,oo ah nin Ganacsede ah, oo Reer Somaliland ah. Ganacsiga Mr.Maxamed Aw Siciid Wuxu Ku Fidsanyahay Somaliland, Djibouti, Ethiopia iyo Qaarada Africa .Inteeda badan waxa ka mid ah Shariikada MSG Group,  oo ka sakow  hawla ha Ganacsi, si fir fircoon uga qeyb qaadata hawlaha Samafalkai yo Horumarrinta Wadanka.


Dawladda Cusub ee uu Madaxweynaha ka yahay Mujaahid Axmed Siilanyona ,way qaafaqday ka dib ko lkii ay dib u eegis ku sameysay Rukhsadaas hore loo siiyey Som-Cable, oo ay ku qanacday in helista Rukh sadaas uu u maray sifo Sharciga Ganacsiga ee u yaal Jamhuuriyadda Somaliland .

Waxaan aad ula yaabanahay Dadka ku andacoonaya in Maxamed ka soo jeedo Jabuuti ,waa Nin  u dhas hay Somaliland ,gaar ghaan Gobolka Hargaysa ,sidoo lale Maxamed Aw Siciid ,waxa uu qeyb weyn Ka soo qaatay Halgankii iyo Dibu Xorreynta Jamhuuriyada Somaliland .





 

 

 

Qalinkii : Muuse Ismaaciil Muuse
Hargeisa Somaliland
Muuseseed2@hotmail.com