Hambalyo u socota shir weynaha beesha sacad muuse
Dhammaan Jaaliyada Beesha Sacad Muuse ee dagan wadanka Holland,
waxay hambalyo
iyo duco u diraan shirka hOODAALKA ee ka furamay maanta Agabar. ee
Gobolka Gabiley.
Jaaliyadu waxay Ilahay uga baryayaan inuu naqdo kii af-gaarad buuxa
beeshu ku gaadh o. wax-tarna u yeesha dalkiisa iyo dawladiisaba.
Angga oo ku kalsnoon inaan marnaba wax qaranimada Soomaliland wax
yeela lagu soo qaadi doonin, ayaa hadana ku talineyn aa madasha
shirka ina laga dig-toonaado wixii qas ku keeni kara shira.Mar
labaad hamb alyo.
Maxamed Yuusuf Buux
|