Hambalyo u socota Ciidanka Qaranka Soomaaliland

 



Dhaammaan Jaaliyada Reer Somaliland ee dagan wadanka Holland, waxaanu sii buuxda u taageersanahay talaabada Geesinimad leh ee ay Ciidamada Qaranku iyo Xukuumada Som aliland ,kula wareegeen gacan ku haynta Magaaladda hooyga u noqotay Somalliand diidka ee BUUHOODLE iyo nawaaxigeeda.



Talaabadaasi aad qaadeen waa mid loo bahanaa in laga qaado cadawga Soomaliland. Arrintaasi waxay digniin u tahay Beelaha kale ee riyada raqiiska ah ,meelahaasi la war war eegaya. Rag Ida kuma Daayo

 



Mar labaad hambalyo Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.
 

 

 

 

 

 

Qore: Maxamed Yuusuf