Hambalyo sanndka cusub

 



Munaasbada sannadkan cusub ee 2013,awgeed ayaan hambalyo u dirayaa  dhamaan Reer Somaliland meel kasta oo ay aduunyada kaga nool-yihii.

Waxaan illahay ka baryayaa inuu sannadkan kiisa kale inagu gaadhsiiyo farxad, bas-b ash iyo bar-waaqo inagu gaadhiisiiyo.Ilahay ha inooga dhigo sannadkii shuush-ku inag baxo beerkeenana bur-cad isku mariyo. Amiin Amiin.

 

 



Mohamed Yuusuf Buux