Hambalyo sannaka Cusub ee 2011

 

 



Waxaan halkaan hambalyo sannad cusub u dirayaa. Dhammaan umada reer soomaliland me el kast oo ay Joogaan. Waxaan leeyahay sannadka sanadkiisa kale Ilahay ha inagu  gaadhs iiyo bash bash iyo barwaaqo, caafimaad qab.

 


Waxaan si gaar ah u salaamayaa dhaammaan shaqaalaha ka hawl gala Shabakada Caalamiga ah ee TNN iyo Tafatiraheeda Eng. Maxamed Cali Muuse.

 

 

 

 

 

Maxamed Y. Buux