Hambalyo Meherka Guuleed Axmed Xussein iyo Hoodo Axmed Abdi

 

 

 


Anagoo kala ah dadka hoosta ku qoran waxan hambalyo iyo bogaadin u direynaa HOODO AXM ED ABDI IYO GULEED AXMED HUSSEIN oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa shalay oo ay bishu aheyd 27 Oct 011, waxanu lamanahaasi illaahey uga baryaynaa inuu aqal galkood an caafimaad iyo bash bash ku gaadhsiiyo Aamin Aamin
 


Waxa diraya Hambalyada iyo Bogaadinta


1. Cabdillahi Darood Xassan iyo Amina Ali Xussein iyo Caruurtooda
2. Fadumo Darood Xassan iyo Cabdillahi Cilmi Shire iyo caruurtooda
3. Amina Darood Xassan iyo Saleeban Caabi Aw Gas iyo caruurtooda
4. Omar Darood Xassan iyo Faisa Jama Caabi iyo Caruurtooda
5. Nicmo Darood Xassan iyo Axmed Abdi Dhoore iyo Caruurtooda
6. Maxamed Xussein Darood iyo Caruurtiisa



Dhamaan waxay kala joogan JSL Hargeysa, Norway, Abu Dhabi, London, iyo Birmigham UK
 

 

 



Omar Darood Hassan

Norway - Askim