Hambalyo
Meher iyo dhalashooyin

Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo xaaskeyga dhamaan caruurteydu
waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Abdi Nabadiid
Warsame iyo Ishwaaq Axmed Yaxye oo shalay meherkoodu ka dhacay
magaalada Hargeysa, waxanu illaahey uga baryaynaa lamaanahaasi in ay
arooskoodana caafimaad qab iyo bashbash ku gaadhan aamin aamin
Waxakaloonu hambalyo iyo bogaadin u direynaa Eng A/Aziz Axmed Ali
Ducale iyo Marwa diisa oo habeen hore wiil ugu dhashey magaalada
Hargeysa waxanu leenahay illaahey ha ka dhigo kii dalkiisa,
waalidkii iyo diintiisa ba waxtar aamin aamin
Waxakaloonu hambalyo iyo bogaadin u direyna Abdiraxmaan Maxamed
Yasin iyo Marwad iisa oo habeen hore gabadhi ugu dhalatey
Jacksonville, Florida USA, waxanu illaahey uga baryaynaa inuu
ilaahey ka dhigo gabadhii waalidkeed, diinteeda iyo dalkeeda ba
waxtara aamin aamin
Cumar Daarood Xassan
Norway
|