HAMBALYO MEHER
Gacal iyo
Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

1.isaxaaq cabdi guleed cadde
2.maxamed muuse xasan
3.cabdi jamac orshe
4 cabdirisaaq maxed axmed
5.maxed salaad maxed
6.axmed jamac nuur
7.maxed xasan ducaale
8.cabdi ibraahi
9.maxamed macalin cabdiraxmaan
10 gahayr aadan gamadiid
11.maxamed maxamud tambareysa
12.maxamuud aadan aw cabdi
dhamaan dadkan oo kala jooga aduunka dacaladiisa dalka iyo dibadaba
waxay hanbalyo
iyo bogaadin hawada u marinayaan meherka boqorka iyo boqorada
BOQORKA CIISE CAWIL XIRSI DHOOLHAYL
IYO
BOQORADA DEEQA MAXAMED CISMAN
oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargeysa gaarahaan hotel hargeysa
club waxayna leeyihiin
noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala helay aqal galkoodana
bashbash iyo barwaaqo ku gaadha aamiin aamiin aamiin
isxaaq c/raxmaan guulleed
cadde857@hotmail.com
|