HAMBALYO MEHER


 


 



Boqorka Cali Cabdalla Macow iyo Boqoradda Samsam Cumar Qiyaas oo meherkoodu ka dha cay Maga alada Rotterdam Dalka HOLLAND


Annagoo kala ah :-

1. Cumar qiyaas iyo xaaskiisa

2. Cali Xaruuri iyo xaaskiisa

3. Maxamed Yuusuf Buux iyo xaaskiisa

4. Cumar Cali Shabeel iyo xaaskiisa

5. Maxamed Maxamuud Xuseen buux iyo xaaskiisa


waxaannu Tahniyad u diraynaan Boqorka Cali Cabdalla Macow iyo Boqoradda Samsam Cum ar Qiyaas.waxanan ilaahay uga baryaynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qab ana kala hela guurkoodana kala kulma bash bash iyo barwaaqo




Waxanan leenahay: - "BAARAKA LAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAY NAKUMA BILKHAYR.



AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.