Hambalyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Marwodiisa Aamina Waris
Taageeraddii ay u Fidiyeen Dadkii Masaakiinta ahaa ee ay daadadku ku
barakiciyeen Magaalada Berbera
 
Madaxweyna somaliland iyo marwadiisu abaalkey u galeen ma ilaabi
doonan dadweynaha ku dha qa n gobolka saaxil.Saddexdii sano ee uu taladda dalka hayey madaxweyne Mujaahid Axmed
Maxamu ud Siilaanyo magaalada berbera godkii madooba
ee ay ku jirtey wey kasoo baxdey waxaaney gaad hey horumar aan la
koobi karin dhinac walba bilicdii magaalada oo soo noolaatey iyo
xagii wax baras hada oo magaalada berberi kaalmaha hore ka gashey .
Maanta oo ay magaalada berberi ka dhaceen masiibooyin dabiici ah oo
qoysas fara badani ku barak aceen, ayuu madaxweynaha iyo marwadiisa
Marwo Aamina Maxamuud Jirde ay u soo gurmadeen s hacabkoogi si ay u
ogaadaan xaalada dhabta ah ee ay ku suganyihiin shacabkii soo
doortey waxaan ey soo gaadhsiiyeen deeq.
Waa madaxweynihii ugu horeeyey ee abid soo mara somaliland oo
shacabkiisa la qeybsanayaa xaal adaha cakiran ee ay ku jiraan mar
walba si uu niyada ugu dhiso una samirsiiyo shacabkiisa xalaasha ah.Gababadii waxaan fariin u dirayaa wax matarayaasha mucaarid isku
sheega ah ee ka shaqeeya duminta dalka iyo iska horkeenka bulshadda
waxaan leeyahey xisbiyada mucaaridka wakhtigani maa ha wakhti shir
beeleedyo la gu dhawaaqo maaha wakhti dadka la kala jabiyo waxa la
gaadhey wakh tigii ay shacabku isku duubnaan lahaayeen ee ay ul iyo
diir la noqon lahaa.
Shacabkuna maanta idinkama dhageysanayaan waxan aad wadaan shacabka
reer somaliland wuu waayo arkey waxaanu taageersanahey xukuumada
kulmiye madaweyne siilaanyona mar labaad iyo mar saddexaadba waanu
dooraneynaa , waxaanu ku dooraneynaa wax qabadkuu sameeyey waxaa nu
ku dooraneynaa guulaha uu somaliland uga soo hooyey beesha caalamka.
Waxaan mar kale u Hambalyeynayaa Madaxweynaha iyo Marwadiisa Waad ku
mahadsantihiin booq ashada aad ku timaadeen magaalada berbera idinkoo
u jiidh danqadey shacabkiina
By:Ciise Cali Xasan
|