HAMBALYO KU SOOCTA SHACBKA REER DJIBOUTI IYO MADAX WEYNE MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

 



Shacabka reer Djibouti iyaga oo ka dheregsan waaya araginmana u leh halka ay dantu ug u jirto dadka iyo dalkoodaba, waxay go’aansadeen in Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, uu y ahay hogaamiyaha ku haboon inuu sii ambaqaado horumarka ballaadhan ee ay ku tallabsa tay Djibouti ,muddadii u caynaanka u hayay Ismaaciil Cumar Geelle.


Waxa sida cadceeda u muuqata ,oo aan mucaaradku dafiri karin, horumarka  Siyaasadeed ,Dhaqaale iyo bulsho , ee Djibouti ka hanaqaaday waqti ay dunida oo dhammi ku jirto mar xalad adag oo dhaqaalaha dawladihii waaweynaa baaxaa degayo.Hannanka qorshahaa fii can ee hirgaly waa wax loogu mahadiyaa ILAAHAY, inta sokaysa Madaxweynaha Djibouti iyo masuulliinta la shaqyasa.


Waxa kaloo iyana muuqata ,barnaamajka mucaaradaka Djibouti ay uu hormoodka ka yah ay Cabdiraxmaan Boorre ,inu dibad wareeg yahay oo aanu qorshe wax ku oola ku fadhiyin  waa laab la kacy, lugana kuma joogo. Shacabka reer Djiboutina way ka koreen siyaasad d halanteed ah oo nin hammoon kursi madax martay uu wato , mid kale oo muraad gooniya wataana uu gadhwadeen ka yahay.

 

Maahmaah carbeed baa tidhaa: AHLU MAKKA ADRAA BI SHICAABIHAA .Shacabka Djibouti way kala garanayaan ninka wax u qaban kara iyo ninka isleh muraadka aga ku fusho, had howna bulsha weynta dhulka degan ku kala qaybi Qabyaalad.


 

 


Taageerayaasha Djibouti

United Kingdom