Hambalyo ku Socota Safiirka Cusub ee Jamhuuriyadda S omaliland u Fadhiya Dalka
 Ingiriiska (U.K),mudane CALI AADAN CAWAALE

 

 


Annaga oo kala ah:

1. Axmed Iid Aadan
2. Mohamed Iid Aadan.
3. Eng. Mohamoud Hussein Sabban.
4. Md. Khadar Baaruud Cumar
5. Cabdirashiid Muxumed Xuseen.

 



Waxa aannu hambalyo u diraynaa safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Ingiriiska (U.K), mudane CALI AADAN CAWAALE, waxaanuna leenahay ilaahay ha kuu fududeeyo hawshaa qaran