Hambalyo ku socota marwo kaltuun sheekh xasan cabdi madar oo ka mid ah komishinka doorashada shalay la ansixiyey
 

 



Anaga oo ah qurba joogta reer gabiley ee ku nool dalalka yurub iyo Noord Amerika gaar ah aan qurba joogta reer Holland ururka (Nomad ) garabka hooyo waa lama huraan, waxaannu hambalyo leenahay kaltuun sh xasan ,kaltuuneey alla ha kuu fududeeyo xilka laguu magaca abay,tii ka soo baxda ee si daacadnimo ah u gudata alla ha kaa dhigo, waad leedahay kartid e eda iyo aqoonteeda ilaahay ha kugu guuleeyo.

komishinka inta kale ee ragga ahna iyagana hambalyo ayaannu leenahay iyo guul, daacadni mo iyo xilkasnimo ku guta.

Waxa kale oo iyana aannu halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa marwada madaxweyn aha (Marwo Aamina Maxamuud jirde Aamina weris } oo si dhiiranaan iyo geesinimo leh ugu xaqiijisay gobolnimada Gabiley. waxaan rajaynayaa aamina waris inta kale ee ay reer gabiley tabanayaanna in ay dhamaystirto.

wabilaahi tawfiiq.
 

 


Xaliimo Cabdi Obsiiye.