Hambalyo ku socota
Garaadka beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante
Garaad Jama Garaad Ismail Ducale

Anigu ah CUMAR DAROOD XASSAN iyo
Xaaskeyga FAISA JAMA CAABI iyo dhamaan
caruurteyda oo kala ah.
Bilan Omar Darood iyo Hassan Rashiid Oomar
Hodan Omar Darood iyo Abdi Noor Hersi
Hibo Omar Darood iyo Nasir Musa Ismail
Mohamed Omar Darood
Abdirahman Omar Darood
Abdiqani Omar Darood
Waxakaloo isna hambalyadan diray ALI MAXAMOD
NOOR iyo Xaaskiisa Noora
Maxamoud
iyo Caruurtiisa oo kala ah
Hana Ali Maxamoud
Mona Ali Maxamoud
Yasin Ali Maxamoud
Waxanu halkan hambalyo iyo Bogaadin uga dirayna GARADKA CUSUB ee loo
doortay BEESHA JAMA SIYAAD . Dhulbahante,
Garad JAMA GARAAD ISMAIL DUCALE oo runtii ah nin
mas'uuliyadaasi la saaray si xilkasnimo leh uga soo bixi doona,
waxana boqolkii ba boqol aaminsanahay inuu Garaad Jama leeyahay
heybadii iyo gartidii looga baahna darajadaasi loo igmaday, runtii
Garad Jaama waa saaxiib aad iyo aad igu dheer oo anu mudo badan
xidhiidh wanaagsan oo saaxiibtinomo leheyn, waxan maanta aad ugu
farxsanahay darajadaasi ilaahey xilkeeda saaray ee loo igmaday,
waxan leeyahay Garad Jama marna ha ka caajisin hawshaasi culus iyo
xilkaasi lagu igmaday, marna ha ka leexan dariiqii aabaha jeexay ee
nabada iyo wada noolaasha ha kuna saleysan ee lagu yaqiin Garad
Ismail, Guul baan ku rajeynaya
Omar Daarood Xassan
Norway
|