HAMBALYO JAAMACAD GABILEY JAALIYADA REER
SOMALILAND EE KOONFUR AFRICA

hambalyo hambalyo hadii aanu nahay jaaliyada reer gabiley ee
ku dhaq an wadanka koonfurta africa goboladiisa kaladuwan
waxaanu hambalyo udiraynaa jaamacada cusub ee laga furay gobolka
gabiley waxaanan si gaar aha hamlayo ugu diraynaa gudida horumarinta
gobolka gabiley ee hawashaas kamidho dhaliyay inuu yeesho jaamacad
gobolka gabiley, wa xaan kaloo hambaly udiraynaa gudoomiya cusub ee
jaamacada gabiley dr cismaan aw yuusuf magan oo ah nin aqoonteeda
iyo khibaradeeda le h, waxaan leenahay ilaahay hakuu fudaydiyo
hawshaas,dadwaynaha re er gabiley ee nasiibka uhelay hada in
gobolkooda laga furo jaamacadii gu horaysana waxaan leenahay waa
jaanis ee kafaaidaysta waayo may he lin kuwii idinka horeeyay
oo kukala firdhay gobolada dalka iyo dunida da
caladeeda,waxaan leenahay waa waxqabada wayn oo horumara jaam
acdii ugu horeaysay ee yagleelo gobolka gabiley.
WABILAAHI TAWFIIQ
LIIBAAN CALI MUUMIN
CAPETOWN SOUTHAFRICA
|