HAMBALYO

 


Jaaliyada Gobolka Gabiley ee Wadanka Holland waxay halkaan hambalyo iyo duco u di rayaan Maayirka cusub Mr. Shuceyb Maxamed Muuse iyo Maayir ku xigeenkiisa Mr.Cab di Iid ee loo doortay Degmada Gabiley Maant. Waxaanu ilahay uga baryeynaa inuu xil kaasi loo doortay u fudu-deeyo kuna asturo. Waxaanu kula dar-daarmeynaa inay si c adaalad oo loo siman- yahay ummda ugu shaqeyaan.



Gobolka Gabiiley dadkiisa ma aha qabiil waa hal qoys sidaas darteed, waxaanu mar lab aad isdinkula dardaarmeynaa inaad waklaatinimda ilaalisaan Gobolkan wax ka qabataa n.
 

 


Qore Maxamed Yuusf Buux