Hambalyo iyo boogaadin ku socota Maayarka cusub ee Hargeysa Eng. Yousuf Warsame Saed:

 


Aniga oo ah Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye waxaan halkan Hambalyo iyo Boogaadin uga dir ayaa Maayarka cusub iyo ku-xigeenkiisa ee loo doortay caasimada Hargeisa Mudane Yous uf Warsame Saed iyo Cabicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne)

Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu hawshaa iyo xilkaa culus u fududeeyo. Waxaa hubaal ah maanta caasimada Hargeysi inay helay hiilkii ay mudada badan u baahnayd madaama Eng. Yousuf aqoon gaar ah u leeyahay baahida caasimada sida:


1. Urban planing
2. Zoning & Development


Ugu dambaytii waxaan kula dardaarmayaa xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa inay muujiyaan wadajir iyo wax qabad, si baahida badan ee Hargeysa ka jirta wax uga qabtaan.
Wa billahi Tawfiiq. Allaa Mahad leh.

 


Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye

Oslo, Norway