Hambalyo Hambalyo Maalinta Ciida Umada
Reer Somaliland

 

 


 

Ku. Umada Reer Somaliland

Ciid wanaagsan Ciid Wanaagsan Sanad wacan oo wanaagsan waynaheen haynooga dhigo walaalayaal

waxaanu hambalyo iyo Bogaadin hawada umarinaynaa dhamaan umada reer somaliland  mee lkastoo ay aduunka kajoogaan sanad guuradii 19.naad ee kasoo wareegtay dib ulasoo  noqo shadii madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland.waxaanu leenahay hambalyo Hambalyo ku ciida caafimaad iyo caloolsan iyo Cimridheer.

ciid wanaagsan walaalayaal sanadka sanadkiisa ilaahay haynagu gaadhsiiyo bashbash iyo ba rwaaqo iyo Bilicsan oo Baladkeenu yeesho oo Bilaa danbiya!

Kullu Caam Wa`antum 1000-Bikhayr

waxaanu ka codsanaynaa dhamaan umada reer Somaliland inay ilaaliyaan Nabada iyo  Dagan aanshaha wadankooda kana feejignaadaan Cadawgooda doonaya inuu colaad ka huriyo  Jam huuriyadda Somaliland.

Welcome to Celebration Of Somaliland!


19-The Anniversary of Somaliland Independence Day!
MAHADSANIDIN MUDANAYAAL IYO MARWOOYINBA
Ururka Bulshada Somaliland Ee wadanka boqortooyada Sacuudi Arabiyo Gaar Ahaan Gobalka Sharqiya ee Magaalada Togba

 


Mudane: Mustafa Axmed Kayse

Gudoomiyaha Guud ee SOCLO
Boqortooyada Sacuudi Arabiya
Gaar ahaan Gobalka Sharqiya

E-mail : mak.solco@yahoo.com
E-mail : solcoksa@hotmail.com