Hambalyo  meherka Boqorka iyo Boqorada Cabdibaasid Axmed Yasiin Xaaji cisman iyo khadra Cismaan Xirsi


 



anigoo ku hadlaaya magacayga maxamed axmed yasiin x cismaan kan xaaskayga qaaliga ah mushta aq ahmed gaas iyo magaca dhamaanba reer axmed yasiin xaaji cismaan waxaan halkan hambalyo a an la soo koobi Karin hawada u marinaynaya Boqorka iyo Boqorada kala ah cabdibaasid axmed yasi in x cisman iyo khadra cismaan xirsi omaanta oo isniina meher koodu ka dhacay magaalada hargeisa caar ahaan masaajidka cali mataan waxaan leenahay ilaahay ha is ku kiin khayro ubad khayr qaban a ha idin kala siiyo reerkii lagu nastee lagu nagaado wada jire nabad gala alahayoow idinka yeel wax aan kaloon hawada u marinaynaa ducadii nabigeena maxamed ah naxariis iyo nabadgelyo korkiisa h a ahaate uu munaasibadan oo kale ugu ducayn jiray dadka is guursada baarakalaalu laka wa baara ka calayka wajamaca baynakumaa bikhayr.