Wa hambalyo aroos oo ku socota Dr Hassan Sh. Mubaarik
iyo Dr Gudon Aden Abdi
Anigoo ku hadalaya magaca qoyskeyga dhamaan waxanu halkan bogaadin
iyo hambalyo an la soo koobi kareyn uga direyna boqorka
Dr Hassan Sh. Mubaarik iyo boqorada
Dr Gudon Aden Abdi oo u arooskod
u ka dhacay caasimada JSland Hargeysa,
waxanu ilaahey uga baryaynaa lamaanahaasi in ay
bash bash iyo
barwaaqo ku waaran ilaaheyna ubad kheyr
qaba kala siiyo aamin aamin
Waxa diraya bogaadinta iyo hambalyada
•
Cumar Daarood Xassan
•
Faisa Jaamac Caabi
•
Bilan Cumar Daarood, iyo odaygeeda Xassan Rashid Oomar iyo Jibriil
Xassan Rashid iyo Hayati Hassan
Rashid
•Hodan
Cumar Daarood iyo odaygeeda Abdi Nur Xirsi iyo Nabiiha Abdi Nuur
•
Hibo Cumar Daarood iyo odaygeeda Nasir Musa Ismail, Ilyas Nasir iyo
Yacquub Nasir Musa
•
Mohamed Cumar Daarood
•
Abdiraxman Cumar Daarood
•
Abdiqani Cumar Daarood
Dhamaanteyo waxan u leenahay Saciid iyo
Nicmo hambalyo hambalyo
guurkii lagu nastee
lagu nagaado ilaahey
ha ka dhigo guurkiina aamin aamin
|