hambalyo Garaadka cusub ee Beel weynta Sacad Muuse

 

Garaad Mustafe Sheekh Abiibakar Xuseen
 


Anaga oo ah dhaliyarada ,wax Garadka Degmada Tog-wajaale,  waxaan Hambalyo u dir ayna a , Garaadka cusub ee Beelaha Sacad Muuse, Garaad Mustafe Sheekh Abiibakar Xu seen , oo caleemo saarkiisu ka dhici doono Degmada Tog-wajaale, bisha soo socota ee August.

Waxaan soo dhawaynayaa,  isla markaan hambalyo u diraynaa Garaadka cusub, ee ku soo b iiray Madax Dhaqameedyada Soomaliland ,annaga oo u aragna in Beelaha faca way n ee Sac ad Muuseinuu ku soo kordhin doono hannaan cusub oo la jaan qaadaya casr iga , isla mark aana fulin doona istaraatiijiyada Beelaha Sacad Muuse ,kana qayb qaadan doona shir kasta , mada lkasta oo beelaha sacad muuse , dani ugu jirto,  isaga oo aan ci dna u daba fadhiyin isla markaana ku go'aan qaadan doona ilaalinta Qaranimada Somal iland , sinaanshaha & xuuquu dooda.

 

Dhalinyada baaqan taageerada soo qortay oo ay magacyadoodi kala yihiin:


1.Axmed Samriye
2.Maxamed Cabdilaahi Maxamed
3.Maxamed Xasan Bookh
4.Maxamed Axmed Cabdi
5.Caaqil Maxamed Xasan Xaaji Samater Caantaynle
6. Caaqil Xaashi Xuseen Qayaad
7. Caaqil cismaan cabdilaahi iimaan
8. Ismaaciil Careey taani
9. Suldaan Cabdirashiid Biixi Cali Jaa'is
10. Maxamed Cabdilaahi Qombor