Hadhwanaag News oo qaaday tubtii Qaran news martay

Somaalidaa tidhaa barroortu orggiga ka wayn.
Waxaa wiigagii ugu dambeeysay Hadhwanaag
Ne ws daabacaysay mashruuc shakhsi
weerar ah oo qandaaras ku soo qaateen si
Mujaahid Muse Bii xi Cabdi
karaamadiisa iyo
sharftiisa wax loogu dhimo.
Hadhwanaag News waxaan odhan lahaa siti
sitidaada mooye dhul u dhacaaga hubso. Waxaanay qaaday waddadii
Qaran News martay. Qaran News Ilahay
Ajar iyo xasanaad badan ha ka siiye w axay inag ha qab tiri
jirtay wararka dalkeen hooyo kuweena qurbo jooga ah. May dhici jirin
inaan shaqadadyda bilaabo anigoon Qaran News aan salaamin (i.e boqan
aroortii boggeda). Qof wal oo qurbo joogi ahina waxa uu kugu salaami
jiray waar Qaran News maxay soo qortay. Qaran News waxay taagnayid
halka ay maanta Hadhwanaag News ay joogto.
Baalayo dabbno la qabto ayey leedahay badhayo la qabto ma laha ragii
dadaalka xogga leh u ga lay dadkooda waxaan qabaa markii dambe inay
go’aan xun ay qaateen oo shakhsi iyo bulshadii ay shakhsiyadii
doonaysay inay ku guurto doorteen. Halkaana
Qaran News sumcadeedii hoos ugu d hacaday. Ragii
dadaalka xoogga ah ugalay dadkooda halkay midhoheedii goosan lahyeen
ma dha lays buu noqday mashruucoodii.
Maanta waddadii Qaran News ku jabtay
waxaa qaaday Hadhwanaag News oo
Mashruuc ka soo q aadatay shakhsiyaad doonaya in
Muuse Biixi sumcadiisa wax loogu dhimo
si aan loogu darin gola ha wasaarada uu maddax waynaha la soo
doortay u soo dhisayo amba raba in khilaaf xoggan da wlada cusub la
kowsato.
Hadba nin meeli u caddahay meel ka maddow oo
Hadhwanaag News maanta waxaa u muuqda qa ndaraaskaa ay soo
qaadatay ee shakhsi weeraka ah; balse anay ku xisaabtamin inay
tixgalin sii so shacabka Somaliland ee guusha iyo horumarka la jecel
rabana inay ka helaan war sugan afka artoodana six xor ah oo xalaala
isugu gubiyaa.
Maanta waa maalintii tilmaamta lahyid ee
Hadhwanaag News ay is dabbo qabtayn lahyid oo can no
dhacayba dabaddood la qabay ay joojiso qaadashada mashaaricida
shakhsi weerarka ah ee madhalayska ah ee ay kula kacaday
Mujaahid Muuse Biixi Cabdi kuwaasoo aan
waxba u dhimi Ka rin Geesiga geeyigiisa
guusha u horseeday balse ay Hadhwanaag
New noqon doonto Dayday aan cidin waxba
waydiin.
Alla mahad leh
Waa Qalinkii Axmed
Cabdi Ciise
isseahmed@hotmail.com |
|