Hadalada lama filaanka ah ee ka soo yeedhay Wasiirka
warfaafinta

Marka hore waxaan salaam diiiran hawada u marinyaa
wabsaydyada madaxa bana na iyo dhamaan dadweynaha reer
Somaalilaand meelkasta oo ay joogaanba. Intaa kadib
aniga oo tixraacaya warbixin uu sameeyey wasiirka
warfaafintu oo uu ku cad eeynayo in ay ka goantahay
xukuumada Somaalilanad in mudo korodhsiima ah loo
sameeyo Madaxweynaha marka ay ka dhamaato mudadiisa
distooriga ahi. Iyada oo aanay jirin wax mashaakil ah
ama xasiloonidaro ah oo dalka ka taagane oo sababi k arta
in koodhsiimo loo sameeeyo madaxweynaha. Wasiir cukuse
waxa uu ku eeddee yey godoomiyaha xisbiga mucaaridka ee
wadani in aanu ka hadli Karin go’aanka xuk uumada ee ku
sabsan mudo kordhinta Madaxweeynaha, isaga oo sabab uga
dhiga ya in uu isba hayey gudoomiyanimada golaha mudo ka
badan tii distooriga ahayd.
Haddaba hadii aynu eegno
sida sheekadu u socoto waxaad mooda in aan distoorka ba
aanay cidi ku shqayneen ee ay tahay sheekaduba mid la
mid ah islaantii tidhi ca anaha cadaantoodu alley ku
xidhantahay badidooduna aniga. Hadaba hadii kii kursi
fadhiistaba uu doono in uu isagu go’aaminkaro mudada uu
kursiga fadhiyayo maxay tahay sababta aynnu distoorka u
samaysanay, mar hadii aanay cidiba ku shaqynee n. Dhinac
kale hadii aynu ka eegno sheekada mar hadii aanay cidiba
xisbiga gudihiis a madaxweeynaha cidiba kula tartamayn ma
waxa jirta dareen kalsoonidaro ah in a anu Madaxweynuhu
ku guulaysan karayn doorasho danbe hadii dooorashada la
qab to wakhtigeeda distooriga ah. Bal haddaba wasiirku ha
qanciyo ummadda sababta keentay korodhsiimada.
Waa Qalinkii: Injineer Cali Ahmed Musa
Email:
golwaraabe@yahoo.co.uk
|