Hadaad Tahay Qof Xaasida
Adigaa Xaglaha Iyo Xayaatadaadii
gooyee Waligaa Xasuunaw Waayo
Xaasidnimada waxa gaar Isaga Leh
iblays Iyo Ciidamadiisa
By Abw:Sidiiq Sh Farah Gabaar.

 



Marka Hore Waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafta Leh Ee Somaliland Iyo Shacawaynaha Qa aliga Ah Meelkastoo Ay Joogaanba waxaan Idin Leeyahay Wasalaamu Calaykum Warxmatula ahi Wabarkaatu.

Marka Labaad Maqaalkan Iyo Waxtarkiisa Oo Ah Maqaaldii Aynu Ku Kala Faa Iidaysan Jirnay Ee Khayrka Iyo Odhaah Murtiyeedku Ku Ladhnaa.Balhadaba Ay Guda Galno Xaasid Nimada Iyo xaga Ay katimi Xaasidnimada Waxa Gaar Isaga Leh Iblayska Iyo Dadkiisa:Tusaaale Xaasid NImadu Xagay Ka Soo Bilaabantay Xageebayse Ku dambaysay?Waa Sual Haboon In Lays waydiiyo Ok Xaasid Nimadu Waxay Kasoo Bilaabantay Hinaasihii Iblays Ku Hinaasay Nabigii Umadan Ay Kasoo Fircanatay calayhi Salaame Nabi Aaden SCW Waayo Waad Ogtihii Oo Iblays Waxa Uu Ahaa malag Kamida Malaagiigta Ilaahay Uumay Ee Abuuray Markii Dhoobada Nabi Aaden SCW Laga Abuuray Ee Iblays Oo Malaga Layidhi Aaden U Sujuud Ee Uu Diiday Ayay Horta Xaasid Nimadu Bilaabantaye Ogsoonow:waxaan Uga Sodaa Inuu Xasidnimada Umada Islaamka Ah Uu Iblaysku Faro Xaasidnimada Iyo wax kasta oo Xun.Hadaba walaalahayga Sharaftalow Nabigeen Suubanaa Waxa Lagahayaa SCW Maxamed.
Ardul Xaasid Waa Laga Haajiraa Laakiin Ardul Kufaar Waa Lagu Noolaankara.Ok Maxy Ku Tusaysaa Inay Shay Xun Iyo Dambi wayn Ay Tahay Waayo Ilaahay Qofkaad Xaasido Irsaaqada Iyo wanaagaba Wuu Usii Siyaadaya Ogow Adna maynis Ayaatahay waanay kaa Gontahay Jebkaaga Iyo Ajarkaagaba Waxaan Uga Socdaa walaalayaal hanoqnina Kuwa wax Xaasida Ee Ka la xaasido Noqo Waayo Ajar Iyo Khayr Irsaaqda badan Ayaa Kuu Socda Ilaahay Halaga Baqo Beenta Iyo xasadkana halaga Dheeraado Waayo Adigaa Wax Isyeelay e QOfkaad Is Leedahay Xaasidnimo Wax Ku Yeel walee Waxba mayeeli kartid Ee Waxbaad tartayee.Adigaa Wax Isyeelay xaqa Ilaahay hayna garan Siiyo Aamiin Halkaas hayno Joogto maanta.


Ilaahay Ayaa Mahd gaara Iska Leh Alxamdulilaahi Calaa Kuli Xaal.

 

 



By Abw:Sidiiq Sh Farax gabaar

Oslo Noraway
Gaashaan_1986@hotmail.com