Habeenka suugaanta kalgacalka iyo samafalka

 


"Adduun waa xeerba xeero, sidii weeyi xabag cadaadoo, xil bay adhi jiri wadaagtaa" Axmed Sulay man Bidde

Xilbay Adhi jiri Wadaagtaaye waa barnaamij loogu talagalay in lagu taageerayo Abwaan Boon Xirsi. Maada miideedu waa habeenka Boon xirsi idin hor yimaado.



Waxaad ka hirqan doontaa suugaantii kal gacaylka ee bulshada iyo beelaha bogooda burcadka is ku marin jirtey. Murtidii barbaarta magoolooyinka ku bahoode, kalgacaylka ku beeri jirtey. Waxaad ka hirqan doontaan murti, maad, madadaalo, maaweelo iyo majaajilooyin. Habeenkan waxaad ka  n asan doontaan suugaan colaadeed. Ha ka maqnaan oo ha moogaan. Habeenku w aa sabtida  22/01/2011.

faahfaahintoo dhan ka eeg sawirkan ku lifaaqan. Geel jirow dhugufloo ayaanay ku dhaafin.
 

 


By: Hamud Duale