Hambalyo iyo bogaadin
ku socota guusha xisbiga kulmiye iyo madaxwaynaha cusub ee
Somaliland:

Anagoo ka wakiila dhamaan
taageerayaasha xisbiga kulmiye ee degaamada galbeedka Ing
riiska,gaar ahaan Bristol. waxaanu tahniyad kal iyo laaba u
diraynayaa guud ahaan shacab ka reer somaliland meelay
joogaanba,waxaanu si gaara u hanbalyeynaynaa xisbiga Kulmiye iyo
madaxwaynaha iyo ku xikeenkisa: Mudane Axmed
Maxamed Maxamuud{siilaanyo} iyo C
abdiraxman Cabdilaah{saylici}
waxaanu "ILAAHAY UGA BARYEYNAA INUU KU GUULEEYO MUSUULIYADAA CULUS
EE LAGU AAMINAY}Amiin.......
Waxaa habalyadan sidoo kale
diraya Bristol LordMayor Colin Smith iyo xaaskiisa oo saaxiib dhaw
la ah mujtamaca soomaalida ee degan Bristol
waxaa kaloo dadka diraya ka mida:
1. maxamed maxamuud muumin ......... Amana education Trust chair man
2. xasan x maxamed caraale .......... board member
3. maxamuud mattan .......... coordinator
4. mo ismail .......... board member
5. khalif noor .......... board member
6. fuaad m muumin .......... board member
7. abiib maxamed ......... vice chairman
8. mawliid sh farah .......... board member
9. yaasmiin cabdiruush .......... board member
10. Col Cabdilaahi jaamac Galaal ........... board member
11. hussuen hx xasan maxamuud{negeeye} board member
12. maxamed amiin .............. board member
13. cabdi camuud ............. board member
14. xasan cali wayd ............. board member
AMANA EDUCATION TRUST
122 GOVENOR ROAD
ST PAUL,BRISTOL
MADAXA XIDHIIDHINTA IYO MEDIA
XASAN X MAXAMED CARAALE
|