Haakah oo noqotay kalamadii sannadka 2014 ugu hadal-haynta badneyd

 



 

Kalamada Haakah oo ka soo baxaday Wasiirka maaliyada Soomaaliland, Mudane cabdicas s iis Samaale,( Cabdicasiis Haakah) taas oo uu ku cadeeytey inuu Tartanka Madaxnimada
Soomaaliland uga hadhay Axmed Siilaanyo Tan iyo inta uu sanka ka keenayo.
Ayaa waxay noqotay kalamada ugu isticmaalka iyo hadal haynta badneyd sannadka 2014.

Kelmadaasi ninba dhinicii u jeclaa ayuu u qaatay markii lagu kaftamay, Ilayn waa tii hore yidhi hadal waa mar-giye.
Qaar ayaa dhinicii qalooca ula caray ( Ilayn ninba meesha bugta isagay bal-bashaaye). Qaarna dhicii ixtiraamka iyo isku tanaasulkii aynu u soo caano maalay.
 

 

 


Maxamed Yuusuf Buux.