Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi,oo tacsi
u diray qoyskii
iyo qaraabadii uu ka baxay,Dr. Mahdi Jaamac Rooble,oo dalka Ingiriiska
ku geeriyooday

Dr. Mahdi Jaamac Rooble
Waxa aan tacsi la
wadaagayaa qoyskii, qaraabadii, eheladii, waxgaradkii, Bahda Xisbiga
WADDANI UK & Xisbiga Guud ahaanba geerida naxdinta leh ee ku timid
Alle ha u naxariistee Marxuum Dr. Mahdi Jaamac Rooble oo ku
geeriyooday dalka Boqortooyada Ingiriiska.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Aasaasayaashii Xisbiga
WADDANI fariciisa Dalka Ingiriiska,
waxaana Il aahay uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa geeyo,
innagana guud ahaan samir iyo iimaan saadaq ha in aga wada siiyo.
Aamiin
|