Gudoomiyaha Xisbiga UDUB oo Cismaan Hin di u Magacaabay Agaasimaha
Ololaha Xisbiga UDUB
 
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xi sbiga
UDUB Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta maga caabay
Gudoomiye cusub oo ah dhinaca Abaabulka iyo dardar gelinta Xisbiga
UDUB.
Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaya ahmiyada weyn ee maamulka Ololaha
Xisbiga UDUB iyo baahida weyn ee loo qabo in Jagadaasi la buuxiyo,
isaga oo weliba ku qanacsan Kartida, Aqoontiisa iyo hufna
antiisa shaqo waxa uu u magacaabay Mudane Cismaan Cabdillaahi Cigaal
“Cismaan Hindi” in uu noqdo Agaasimaha Ololaha Xisbiga UDUB.
Alla Mahad leh
Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
|