Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Dha maan Guddida Fulinta iyo Xubnaha G/Dhexe Waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Aadan Mire Waqaf

 

 



Ujeeddo: Tacsi

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, dhamaan Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhe xe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Xubnaha kale ee Xisbiga UCID , waxay tacsi tiir aanyo leh u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Hogaankii hore ee Xisbiga UCID, Marxu um Aadan Maxamed Mire Waqaf

Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Som alanadna samiir iyo Iimaan saadiqa ka siiyo gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay Marxuumku.



Aamiin Aamiin Aamiin

أنا لله وأنا إليه راجعون
 

 


Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng Faysal Cali Waraabe