WAR-SAXAAFADEED

 

 


XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS
(KULMIYE)

Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.
Tell: 00252-2-527883
Mobile: 00252-2-4134891
Email: kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiyeparty.net/www.kulmiyepartay.org
REF: XK/XGX/0042012/2014 Date: 15/06/2014

Ujeeddo: RAALIGALIN


Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md, Muuse Biixi Cabdi wuxuu ka raaligalinayaa shirkada Dahab-shiil hadal gaf ah oo ka soo yeedhay xubin ka tirsan xubnaha qurba jooga xis biga kulmiye.

Dahabshiil wuxuu ka mid yahay shirkadaha safka hore kaga jira u adeegista bulshada, u samafalka shacabka iyo gurmadka hawlaha qaranka,
Sidaa daraadeed Dahabshiil iyo shirkadaha kalaba ma gayaan in lagu yidhaa waxaan qabanin.

Sida Dastuurkeenu qorayo waxaynu leenahay ganacsi xor ah, oo dalka oo dhan u ade ega.

Mar kale waxaanu kaa raaligalinaynaa guud ahaan ganacsatada wixii duulduul ka soo gaadha hadalada siyaasada.

ALLAH MAHAD LEH

 


Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Md. Muuse Biixi Cabdi