gudoomiyaha ururka samafalka ah ee HALDOOR-ORG oo xilka ka qaaday
xubno ka mida haldoor-org
Waxa maanta warbixintan xasfiiskiiisa ka soo saaray gudoomiyaha
ururka haldoor mudane asad yuusuf ismaciil waana tan hoos ku qoran;-
Ref.../ Hal-door. 19/06/12
Uj: Xil ka qaadis
Sharciyada Ururka Hal-door waxa ay dhigeysaa, in uu xubinimada waayi
karo qofka lagu qabto sedexdanb qodob ee hoos ku xusan
1- Lunsashada hantida ururku leeyahay
2- Banaan u saarida sirta ururka iyo af-lagaadeynta xubno ka mida
ururka iyo Gudoomiyaha
3- Kala jajabinta Xubnaha Ururka Hal-door
Hadaba xubnahan magac yadoodu hoos ku xusan yahiin, oo ku jirey
ururka hal-door mudo lababilood ah, aya waxay ku kaceen sedexdan
qodob ee kor ku xusan, waxaaney dhamaan xubnaha ururka haldoor isla
garteeen, iney sidaa ku waayaan xubinimadii ururka.
1- Khadar Maxamed Ciise.Gudoomiye ku xige
2- Hasan Ismacil cali, madaxii waaxda R.R.D
3- Zakariye Dayib Maxamed, xubin
4- Mustafe Maxamuud xubin
Waxa shir maanta ay iskugu imaadeen xubnaha ururka hal-door ee
boardka ay ku ansaxiyeen xilka ka qaadida 4taa xubnood ee ku kacay
falalka ay ku waayeen xilalkii iyo xubinimadii ay ururka u hayeen.
Magacyada Boardka Iyo Agaasimaha ururka
1-Asad Yousuf Ismacil (Gudomiye)
2- Deeq Cismaan Daahir ( Agaasime)
3- Fadxiya Yusuf Xuseen ( Xog-haynta Ururka)
4- Xamda C/raxmaan Digaagle (finance)
5- Hoodo Ayaan Suldaan Aadan Farax ( Af-hayeenka Ururka
6- Muna Maxamed Daahir ( Xidhidhiyaha-caalamiga )
7- Amiin Daahir Caynaanshe ( Gudoomiyaha anshaxa iyo ilaalinta
shuruucaha ururka)
8- Xamse Suldaan Aadan Faarax ( Madaxa Waaxda Waxbarashada)
9- Ciid Maxamed Kaahin ( Waaxda Qiimeynta iyo daba galka)
10- Siciid Cabdi Dheen Wakiilka Uk )
11- C/shakuur Maxamed Cismaan ( Xubin Board)
12- Jamaal Jaamac dhancade ( Xubin board)
13- Nasriin Cismaan Xaaji ( xubin board)
14- Saynab Cabdi Cali ( xubin board)
15-Mustafe Maxamed Cali ( Wakiilka Canada)
Dhamaan xubnaha Boardka Ururka Hal-door oo ka wakiila dhamaan
xubnaha Guud ee Ururka kuwaasoo dalka iyo dibadiisaba jooga waxay
mar kale cadeynayaan iney xilkii ka qaadeen 4ta xubnood ee
magacyadoodu kor ku xusan.
Note: Waxan usheegeynaa Dhamaan Shacbi weynaha reer S/land ee ku
sugan dalka iyo dibadiisaba in aaney 4taa xubnood ee sare ku xusan
ka mid ahayn Ururka Hal-door, Kuna hadli karin Afka Ururka Hal-door.
Allaa Mahad Leh
Gudomiyaha Ururka Hal-door
Asad yuusuf ismail
sicii cabdi dheen
wakiilka haldoor ee uk
dheen2011@hotmail.co.uk
london
|