Innaa Lillaahi Wa Innaa iIlayhi Raajicuun
Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK, Mudane
Xaaji Axmed Cali Dheere isa g oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka
Jaaliyada reer Somaliland ee Greater Manchester UK, wuxuu tacsi
t iiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somalilan d, Suldaan Maxamed Suldaan
Cabdi-Qadir Suldaan Cabdi-Laahi Suldaan Diiriye, Suldaan Maxamed oo
Xa qii u yimid, Jimce 12-02-2021 wuxuu Ku geeriyooday Magaalada
Hargeysa ee Caasimada Jamhuuri yada Somaliland, waxaanu illaahay uga
baryeynaa inuu Naxariistii Jano Illaahay Ka waraabiyo, oo Ill aahay
Qoyskiisii, Ubadkiisii, Ehelkiisii, Salaadiinta Somaliland,
Salaadiinta Soomaaliyeed Iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland
in uu Illaahay Samir iyo Iimaan Ka Wada siiyo, Aamiin.
|