Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Maalinta Sabtida ahee bishu tahay  12.12.20 09 uu la kulmi doona Jaaliyada reer Somaliland ee Birmingham.

Goobta waa Hoolka weyn ee Shirarka ee Masjidka Al Amaana. xaafada Sparkh ill.


Birmingham Iyo Nawaaxigeeda.


Waxaa dhamaan Jaaliyada Somaliland ee Degan Birmingham iyo Nawaaxigeeda iyo Dhamaanba Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba Dalka UK lagu war  geli nayaa in Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan  Maxam uud Aden ( Saleban Nuur ) uu Kulan Balaadhan La yeelanayo Jaaliyada  Somalil and.


Kulankan oo ka dhici doona Magaalada Birmingham ee Gobolka West midland Uk, maalinta Sabtida 12/12/2009 saacada waa 15 pm to 18:30 pm, Goobta waa  H oolka weyn ee Shirarka ee Masjidka Al Amaana. xaafada Sparkhill.


Kulankan uu Gudoomiyaha Guurtidu kaga war bixinayo Xaalada Somaliland wuu u furanyahay cid kasta oo danaynaysa Wax ka ogaanshaha Xaalada  Somalila nd.


Wixii faahfaahin dheeraada kala xidhiidh.


Maxamud Xaashi, 07904881910

Cumar C/lahi, 07846604152

C/raxman Ubaxle. 07588357656.


 


Ilaahay ayaa mahad leh


C/raxman Ubaxle.