WAR-SAXAAFADEED

 




Ku:- Dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland

Ku:- Dhamaan Saxaafada Somaliland

Ku:- Magacaabis



Waxaan la socodsiinayaa dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamhuuriy ada Somaliland Saxaafada iyo cidkasta oo ay khusayso In laga bilaabo Maanta oo ay Taariikhda bishu tahay 7/6/2015 loo magacaabay afhayeenka golaha gu urtida jamhuuriyada Somaliland xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Indho-Indho oo ah Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada ee golaha guurtida jamhuuriyada Somaliland
 




Allaa Mahad Leh

Gudoomiyaha Golaha Guurtida

Jamhuuriyada Somaliland