WAR-SAXAAFADEED

MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;
Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyeyaasha Gobolladu u
leeyihiin
dhismaha Qaranka;
Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada
Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo;
Markuu La Tashaday: Madaxda ay hawshani khusayso;
Markuu Arkay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;
Wuxuu go’aansaday
In Mudane, Cabdirashiid Maxamed Axmed (Xiir), laga bilaabo
taariikhda maanta uu aha ado Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee
Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|