Gudiga Fulinta Ee Kulmiye Oo Ansixiyaay Ergada Shirw a ynaha &  Saamiga Ay Beeluhu Ka Heleen

 


 

Hargeysa (TNN):-Ergooyinka ka soo qayb geli doona shirweynaha xisbiga kulmiye oo tir adoodu tahay 941 xubnood ayaa loo qaybsadey sida hoos ku qoran.


Beesha Habarjeclo 206 Ergay

Beesha Habar_Awal 206 Ergay

Beesha Samaroon/ciise 160 Ergay

Beesha Arab 113 Ergay

Beesha Harti 113 Ergay

Beesha Garxajis 94 Ergay

Beesha Toljeclo 19 Ergay

Beesha Ayuub 19 Ergay

Beelaha kalena 19 Ergay