Guddoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Saleebaan dheere oo la dilay

 

Lascaanood (TNN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ,ayaa sheeg aya  in cawa fiidkii lagu dilay Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool  oo la odhan jiray Saleebaan dheere.

Ila iyo hadda lama oga sababta iyo cidda ka danbaysay falkan,waxaana arrinkan farah a ku haya ciidamada ammaanka ee  Gobolka Sool,kuna raad jooga sidii loo heli lahaa ku wii falkan geystay.

Wixii wara ee ka soo kordha,kala soco shabakadda TNN.

 

 

Timacade News Network (TNN)
Laascanood Somaliland