XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS (KULMIYE)

 


Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.
Tell: 00252-2-527883.
Mobile: 00252-2-4134891
Email:kumiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org
REF: XK/GX/004127/2014 Date: 12/06/2014


HAMBALYO


Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shirka Afgarad saddex ee ka qabsoom ay Mag aalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd , waxaan rejaynayaa inuu ku dhamaado ba sh-bash iyo barwaaqo, waxaan kaloon u rejaynayaa inay ka soo bixi doonaan go’aamo anfaca diinta, dalka iyo dadkaba.

 

 


Mud. Muuse Biixi Cabdi.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye