Guddoomiyaha xisbiga  Kulmiye,Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,oo hambalyo u diray madaxweynaha dalka Jabuuti,madaxda mucaaridka iyo shacabkaba

 


Hargeysa (TNN): – Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya ma gaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iy o taage erayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxwayn aha Jamhu uriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxda Mucaaridka Jabuuti, iy o dhamaan sha cabka reer Jabuuti, isagoo ku hambalyaynaya Heshiiska ay gaadheen m axawaynaha Jabuuti iyo mucaaradka wadankaasi.

Gudoomiyuhu wuxuu heshiiskaa u arkaa mid wax-tar u leh midnimada iyo horumarka ree r Jabuuti iyo guud ahaan mandaqada Geeska Afrika.


Gabagabadii wuxuu Salaan iyo Hambalyo u dirayaa Madaxwaynaha Jabuuti iyo shacabki isa Curashada sanadka cus ub ee miiladiga, isagoo u rajaynaya in sanadkan kiisa ku gaa dhan Nabad iyo Horumar.


HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO


ALLAH MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Md. Muuse Biixi Cabdi