Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xildh ibaan Sheekh Cumar Sheekh Axmed Furre

 


  
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WA DDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaya magaciisa, ka xildhibbaana da golaha Wakiilada, hoggaanada xisbiga, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta, hawe enka iyo taageerayaasha xisbiga WADDANI ee kala jooga gudo iyo dibad ba, waxa wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan Eheladii iyo guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo ka tacsiyadeynaya geerida naxdinta leh ee ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhi baan Sheekh Cumar Sheekh Axmed Furre oo ka mid ahaa xildhibaannada Golaha Guurtida Ja mhuuriyadda Somaliland oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa xalay oo taariikhdu ahayd 26/06/2017.

Waxa uu C/raxmaan Ciro illaahay uga baryey Marxuum Sheekh Cumar inuu naxariista ka w araabiyo golayaasha qaranka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka sii yo..

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Sheekh Cumar Sheekh Axmed Furre ayaa ka mid ahaa Xildhi baanadii ugu horreeyey ee lagu aasaasay Golaha Guurtida Somaliland.

 

 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN