Kulan ay isugu yimaadeen Guddida SSUK oo ay goobjoog ka ahaayeen Guduumiyihii xilka wa reejiyay ee SSUK Mud Iiman Mohd Ciise, Gud xisbiga UCID UK Mud Mohd Jama, afhayeenka xisbiga Wadani ee Europe Mud Qassim Adan Sulaiman iyo xubno kaloo ka tirsan sadexda x isbi qaran, siyaasi Mohd Ibrahim ‘Qabo’, La taliyaha Madaxweynaha Mud Abdulfatah Saeed, siyaasiyiin, suxufiyiin iyo waxgarad ka tirsan bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK rag iyo haween.


Kulankan oo lagu ansixiyay guddida cusub, Gudduumiyaha xilka lagu wareejiyay Mud Abda lla Salim iyo ku xigeenkiisa Mud Abdinasir Osman (Ainawi) iyo hab u socodka SSUK da cusub. Sidaasi oo loogu duceeyay in Illaahay ku guuleeyo hawshaa loo igmaday.

 


Wa billaahi tawfiiq.
Guddida SSUK