War-saxaafadeed

Date: 07/07/2011
Waxa maanta Shirkii Golaha Wasiirada oo uu guddoominaayey Madaxweyne
Ku-xigeenka JSL, Mud ane, C/raxmaan C/laahi Ismaciil (Saylici), ahna
Ku-simaha Madaxweynaha JSL, shirka maanta ee golaha oo ahaa kii
42aad ee Golaha Wasiiradu isugu yimaadaan ayaa Golaha Wasiiradu waxa
uu d ood iyo falanqayn dheer ka dib anxisiyey Xeerka Baadhista iyo
Illaalinta Hilibka,xeerkaas oo loo gu dbin doonno Golaha
Baarlamaanka si ay waajibaadkoodda sharci uga-gutaan.
Qodabadda kale ee maanta Golaha Wasiirada la keenay ayaa doodooda
iyo aaraartoodu sii socon doontaa Shirkan shirka xigga ee Golaha
Wasiirada JSL.
ALLAA MAHAD LEH
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|