Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyay tallo-bixintii Dalalka Saaxiibada JSL ku soo tallo bixiyeen

 


Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta oo  arb a ca ah, Bishuna tahay 23/09/09, fadhi aan caadi ahayn ay ku yeesheen hoolka shirarka ee Qasriga Madaxtooyada.


Fadhigaasi oo uu gudoominayay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale  Kaa hin, waxa uu ka hor akhriyay Golaha qodobo tallo bixin ah oo ay soo jeediyeen  da lalka aynu saaxiibada iyo dariska nahay iyo wadamada kale ee danaynaya  qarani mada Somaliland, tallooyinkaasi oo ku saabsan sidii looga badbaadin lahaa  Somalil and muranka siyaasadeed ee ka taagan, isla markaana loo qaban lahaa doorasho xor oo xalaal ah.


Ka dib markii ay golaha wasiiradu qodobadaasi tallo bixinta ah ay u kuur galeen, w axa ay ansixiyeen in xukuumada Somaliland oo uu horkacayo Madaxweynaha  Som aliland in ay tallo bixintaasi si wada jir ah isugu raaceen oo ay u ansixiyeen.

Shirkii golaha wasiiradu waxa dabadeedna ay guda galeen iyada oo ay inoo  dham aatay bishii ramadaan in la iska waraysto marxaladaha hadba dalku marayo iyo  ta llaabooyinkii laga qaadi lahaa in aanay dib u dhicin shaqaaqooyinkii keenay  dhi m ashada iyo dhaawaca ee ay soo abaabuleen dad aan u tudhayn Somaliland, iy ad oo mar walba ahmiyada la siinayo jiritaanka nabad gelyada iyo qaranimada  So maliland
 

 


Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

Source:sn