GOBOLKA GABILEY WAA HORYAALKA GOBOLADA SOMALILAND

taaiikhdu waa diiwaan doraad iyo shalay wixii ku dhaafay ayaa laga daalacadaa tan iyo markii madaxweyne riyaale soo saaray wareegto tilmaamaysay gobolka gabiley waxaa soo if baxay rajo iyo maraashiic hor leh taasi oo aad ka dheehan karto wax qabadka maamulka gobolka gabiley iyo bualsha weyta gobolka ayaa si talantaaliya u haga adeega bushada waxaa hubaala oo caqligii fayoobi aanu marnaba dafiraynin baahida la daboolay ee gabolka sida.


jaamacad. ceelasha biyaha .biriikhka wadadad halbowlaha u ah caasimad gobolka dhakhtar ka dugsiyada sare dhexe iyo hoose.gabiley waa horyaalka gbolada somaliland.

mudad yar ee gobolku jiray iyo himilooyinka uu ku talaabsaday waa arin lagu farxo  waxaa na mudan in lagu hanbalyeeyo maamulka gobolka mucaaridka maaumlka gobolku haduu  xa qiiqda ka fogaado isna la dhagaysan maayo waxaa jira rag badan oo damac kaga jiray inay hormood ka noqdaan ama ku guulaystaa badhasaabka gobolka mayse dhicin waxaa idinku waajiba inaad la shaqaysaan maamulka maanta ka jira gobolka hadii se aad ka bada  yeedh aa sidii MARID maxaad bari sugaysaa

GABILEY waa gobol ilaahay ku manaystay khayraad fara badan
taasina waxay ka dhigtay madiqad
ka mudan dhulka kale nasiib wanaag
gabiley waxay ku caanbaxday inta noloshu ku tamariso... sida
1.beeraha .
2.waxbarashada iyo cilmiga diinta .
3.ilaha dhaqaalaha sida kastamada.
4.mandiqada ay ku taalo oo ah mid xuduud la leh meelo fara badan.
maamulka gobolku waxay taariikhda kaga qoranyihiin baal dahaba waxaan lagu xasuusan
doonaan waxay qabteen maanta gabiley cid u soo xiisoota mooyee lagama xiisoonaya
ilaahayna ha ka abaal mariyo afaraydan gaaban ayaan ugu deeqay

GABILEY waxay ku taalaa
dhulka meel galbeedka ah
galadiyo hadhuudhkiyo
dalgu is gaadhoo
giir oo irmaaniyo
ashkir gaarafanayoo
gugu samo ku hooray
GOBOL weeyi nabadeed
inata guurti talisiyo
inata geesi dirirtiyo
inta diinta garashada
rabi uga gargaariyo
gole culimo weeyoo
gobta rabi ku beeeraa
garashada cid dheeroo
hadii geesku abraarsado
iyagaa gargaaroo
guunyada ay haystaan
boholoha ka soo gura
guulow samo ku gaadhsii
gayigeena oo idil
halka ay gaadhay gabiley


omar aw cabdi maxamed
cumar dooli
gudoomiyah udub
Bristol uk
qodaal@hotmail.com
t00447506833006