"Go'aan gef ah oo ummadduu ku heshiisaa, wuxuu ka wanaagsan yahay, go'aan lagu kala tago oo sugan,"marxuum Suldaan Cabdiraxman 

 

 

 

"Go'aan gef ah oo ummadduu ku heshiisaa, wuxuu ka wanaagsan yahay, go'aan la gu kala tago oo sugan", sidaa waxaa yidhi alla ha u naxariistee Suldaan Cabdiraxm aan Sh. Muxumedkii reer Wajaale, markii ay soo baxday natiijadii cod qaadistii mud ane Maxamed Xaaji Ibrahim lagaga qaadayey xasaanada.

Berigaa Cigaal in xilka laga xayuubiyo, wuxuu kaga badbaadey hal cod oo dheeri ah oo keliya. Suldaanku hadalkaa wuxuu yidhi markuu dareemay in qaarkood ku qanci laayihiin. Haddaba go'aanka Guurtidu, gari laba nin kama wada qoslisee, haddii lagu heshiinayo, waa gobanimo.
 

 


Hamud Duale