Tog-Wajaale Wasiiro Xadhiga Kajarey Huteel Cusub Oo Laga Furey
Tog-Wajaale (TNN):-Wasiirada Warshadaha iyo Ganacsiga Abiib Diiriye
Nuur iyo Dr Mu use Qaasim ayaa, ka Qeybgaley Munaasibad Xadhiga
lagaga jarayay,Huteel Cusub oo ka Kooban Dhisme dabaq ah oo laga
Furey Magaalada Tog-Wajaale ee Kutaala Xuduu da u dhxaysa Somaliland
Itoobiya,dhinaca daanta Somaliland.
Huteelkan Cusub ee Laga Furey Magaalada Tog-Wajaale oo laga bineeyay
badhtamaha Magaalada islamarkaana, loo bixiyay Geele-huteel,ayaa loo
qabtey Furitaankiisa Muna asibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo
agaasimay islamarkaana, ay kasoo Qeyb galeen Wasiirada Wasaaradaha
Warshadaha iyo Ganacasiga Somaliland Abiib Diiriye Nuur iyo Dr Muuse
Qaasim Cumar,Wasiirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga Abiib Xasan
Filfil,Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gabiley,Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib),Xoghaya ha
Dowlada Hoose ee Degmada
Gabiley Cabdiraxmaan Nuur Abokor,Culima,udiinka Deg mada Tog-Wajaale,
Ganacsatad a,Salaadiin iyo Cuqaal,iyo Qeybaha kala duwan ee
Buls hada,iyo Marti sharaf kale oo Ti ra badan.
Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur oo
furitaankii Huteelk an xadhiga ka jarey islamarkaana, ka jeediyay
halkaasi hadalo kooban ayaa ku dheera aday Taariikhda Magaalada Tog-wajaale
oo kusoo barbaarey waxaanu sigaar ah u xus ey doorkii ay Tog-Wajaale
ku laheyd halgankii SNM,waxa kale oo uu soo qaatey Abiib Diiriye
Nuur Taariikhdii seeska Magaalanimo loogu dhigay Magaalada Tog-Wajaale, isa goo
sigaar ah u xusey odoyaashii Tog-Wajaale sida Xasan Cowke oo kamid
ahaa odoya ashii aasaasey Ganacsiga Magaalada Tog-Wajaale,iyo cidii
tukaankii u horeeyay ka furey Tog-Wajaale, gabagabadii hadalkiisana
waxa uu amaan usoo jeediyay mulkiilaha Huteelkan Geele Huteel ee
laga furey Magaalada Tog-wajaale.
Waxa kale oo isaguna halkaasi hadal mahad celin ah ka
jeediyay,Mulkiilayaasha Huteel kan Cusub Cali Ibraahim Geele oo
Sheegay,in ay diyaar u yihiin in ay Magaalada Tog-W ajaale ku
maalgashadaan intii awoodooda ah waxaanu sigaar ah ugu mahad celiyay
dh amaanba Masuuluiyiinta iyo martisharafta kasoo qeyb gashey
Munaasibada Furitaan ka Huteelkan Geele ee dhinaca hurdada ah isagoo
gabagabadii hadalkiisana faafaahin ka bixiyay,in aad looga shaqeeyay
islamarkaana, dadweynaha ay ugu talo galeen hadu u musaafir yahey iyo
hadii kaleba adeegyo dheeraad ah oo Huteelkani usii diyaariyay.
Munaasibadan oo ay kasoo Qeyb galeen Masuuliyiin iyo dad badan oo
kale waxa ka ha dley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Suldaanka
Guud ee Gobolka Gabiley, Was iirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga
Madexweyne Rayaale Abuiib Xasan Filfil,Culimada Tog-Wajaale iyo
xubno kale.
Huteelkan Cusub ee Laga Furey Magaalada Tog-Wajaale Geele Huteel oo
dhismihiisu yahey mid aad u qurux badan oo siweyn looga shaqeeyay
ayaa qeyb kanoqon doona bilicda Magaalada Tog-Wajaale.
Wariye Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan)
Email:hiiraan2007@gmail.com
|