Fariin ku waajaha Madaxweynaha Somaliland

 

Mara hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada xorta ah iyo dhammaan Shacabka Som aliland ee xorta ah ee gartarada neceb iyo cadaalada Jecel salaam kadib

Aniga oo ah Ismaciil Cabdi Ismaaciil Samatar Markaan arkay ama Dhageysta Madaxweynah a oo Shaley Hadlley kaas oo yidhi Musharax baan ahey Madaxweyne Mudane Muuse Biixina Cabdina Waxba ismaanu Ogeyn Marka laga Reebo Xisbiga KULMIYE Waan ku wareejiyey ha daba waxa is weydiin leh maxaad faraha uga qaadi waydey? Jawaabta waxaan u deynaya a shacabka xorta ee Somaliland waxa kale oo aan xasuustey Nin Carbeed oo lagu magaca abi jirey Juxa oo sheekooyin badan lahaan jirey waxa jirtey in uun malin maalmaha ka mida safar tagay soona iibsaday Toban Dameer waxa uu fuulay mid ka Dameerihii markaa buu ti riyey Dameerihii waxaynoqdeen Sagaal wuu dagey oo waxay noqdeen toban markaas wax a uu iloobay Dameerkii uu fuushanaa !!


hadaba madaxweyne waxaan ku xasuusinayaa xiligii SNMtii waxaa kuu magacaabey Nin Sa cad Muuse ah Gudoomiyihii SNM ee xiligaa Geed hoose iyo mid dheerba kuu fuuley iyo walib a tan Madaxweynimo Raga taageereywaxuu ahaa Muuse Biixi maanta haddaanu Nahay Be esha SubeerAwal ee Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska waxaanu lee nahay Muuse Biixi Ma Gayo Gudoomiye ee waxuu u Gayaa ama Uqalmaa kuna Taageersanay Musharaha Mada xweynaha.


Wabilaahi Towfiiq

Ismaaciil Cabdi Ismaciil Samatar
Bristol Uk