DOORASHADA IIGU
DHAKHSADA WAXBA DHALI MAYSO EE DALKA HALA BAD
BAADIYO WEERARAA KU SOCDEE WAA ARAGTAAN
XINJIRTA SARAAKIISHENII
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI
RAAJICUUN
Waxaanu ,dhamaantayo jaaliyada oo uu hormuud ka yahay Sheekhal
Somalka Sh eekh Mooge iyo Gudi ahaanba, si tiiraanyo leh uga
murugoonay masiibada qaraxa maanta ka dhacay LAASCAANOOD ee
galaaftay Marxuum Cismaan Yusuf Nuur oo ku geeriyooday shilkaa
Qaraxa ah ee saaka dhacay. Waxaanu dhamaantayo ka tacsiyadaynaynaa
ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadka ku qudhbaxay weer
arkaa is miidaaminta ah dhamaanteena ilaahay haynaga siiyo Samir iyo
Iimaan.
waxa intaas noo dheer in ay isa soo tarayso waxyeelada xinjiraysan
ee inagaga imanaysa cadawgeena inagana aad moodo in doorashada wax
laynoogu qabtay. Talada aanu maanta qaranka usoo jeedinaynaa waxay
tahay waar DOORASHADU WAY INA SUGI KARTAA, DIB AYAYNU U DHIGAN
KARNAA LAAKIIN CADAWGEENII WAA KUWAA XINJIRTII MADAXDA DAADINAYA
HALAGA TASHADO SIDII CADAW GEENA LOOGU SAARI LAHA XIDIDADA.
SANWAA CUMAR YARE
GUDOOMIYAHA
GUDIDA
SIYAASADA XISBIGA UDUB
QATAR.
E-Mail
Address:muwadin01@hotmail.com
|