Doorashada guddida SSUK

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku
dhaqan UK ogaysiinaysaa kuna boorinaysaa inay ka soo galaan
shirkeedii sanadlaha ahaa oo ku qabsoomi doona The Egyptian House,
95 Bloemfountain Road, White City, Shep herds’ Bush, W12 7DA, Maalinta Axada 18/08/2014, 2da galabnimo Shirkaa oo d adweynuhu ku
dooran doono guddida hogaamindoonta SSUK labada sano ee inagu soo
fool leh haddii eebo idmo.
Allah Mahad Leh,
Abdalla Salim
Gud/ Jaaliyada Somaliland UK (SSUK)
|